(SL.Post) Wasiirka duulista iyo hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in aanay jirin meel ay dawladda Somaliya kula wareegtay maamulka hawadda, waxaanu tilmaamay in hay’adda Qaramada Midoobay ee ย ICAO ay weli hayso masuuliyada maamulida hawada.
Wasiirka duulista oo maanta hor-tagay guddida joogtada ee Golaha Wakiillada waxa sidoo kale ka hadlay go’aankii ay Xukuumadda ย ku mamnuucday in Baasaboorka Somaliya ee lagu sameeyo guddaha Somaliland ย aan lagag safri karin dalka.
Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan
Somalilandpost.net