Xukuumadda oo dalka ka saaraysa Dhakhaatiir Ajaanib ah

0

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay dalka ka saarayso dhakhaatiir Ajaanib ah oo ka hawlgasha Cusbitaallada Gaarka loo leeyahay ee dalka ku yaalla, kuwaas oo sida la sheegay ku fashilmay buuxinta shuruudihii looga baahnaa.