Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Guddigii ka-soo-talo-bixinta Muddo-kordhinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, ayaa maanta laga hor-joogsaday inay ka xaadiraan fadhigii maanta ee Golahaasi muddo-kordhinta ugu sameeyey Golaha Wakiillada.
Xubnahan oo tiradoodu ka kooban tahay 7 xildhibaan, ayaa gabi ahaanba dibad-meer ka ahaa Kal-fadhiga maanta ee Golaha, waxaanay xog-warran ay saxaafadda siiyeenย ku faahfaahiyeen sababta looga horjoogsaday inay ka qayb-galaan kulanka golaha ee maanta.
MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO QAAR KA MID AH XILDHIBAANNADA OO ARRINTAN KA HADLAYl