Washington, (SLpost)- Waxa soo gabo-gaboobay dood galinkii dambe ee Axadda ka bilaabantay Congress-ka Maraykanka oo lagu lafo-gurayayย xeerka ka hortaga argagixisada ee loo yaqaano Patriotic Act oo dalka Mareykanka laga hirgaliyay ย wixii ka dambeeyay weeraraadii 11 September 2001-dii lagu qaaday dalka Mareykanka.
xeerkaasi oo hayโaddaha Sirdoonka Mareykanka siiyay awood badan oo ay ku dhegaystaan telephone-nada, isla markaana ay ku ogaan karaan macluumaadka gaarka ah ee ย internetka lagu adeegsado ayaa haatan xilligiisii dhamaaday, waxaanu ku ekaa 12-kii habeenimo xilliga Washington.
Somalilandpost.net