Palermo(SLPOST)Magaalada Agrigento ee dalka Talyaaniga waxaa ka socota maxkamadaynta wiil Soomaaliyeed oo loo haysto inuu wax ka ogaa cilad ku timid doon siday boqolaal ruux oo tahriibayaal ahaa oo ku degtay xeebaha Talyaaniga bishii October ee sanadkii hore.


