Hargeysa (SLpost) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa sheegay in uu Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ka raali-gelinayo eedaymo uga yimid Xubno ka mid ah Bahdda Garsoorka Somaliland.
Halkan Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare