
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Arrimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gabboose oo todobaadkan iska casilay wasaaradda Daakhiliga ayaa xilkii ku wareejiyay wasiir-ku-xigeenka wasaaradda Md. Cismaan Garaad Soofe.
Munaasibad aad u ballaadhan oo loo soo abaabulay xil-wareejinta isla markaana lagu qabtay hoolka shirarka wasaaradda Daakhiliga ayaa waxa ka soo qayb-galay masuuliyiin dawladda ka tirsan oo ay ka mid yihiin Taliyaha Booliska Somaliland, Taliyaha Ciidamada Badda, Taliyaha Laanta Socdaalka, Maayar ku-xigeenka Caasimadda iyo Xubno kale.
Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Hadalkii Masuuliyiinta goobta ka hadlay qaarkood.
Taliyaha Laanta Socdaalka
Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha
Md. Cismaan Garaad Soofe, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda isla markaana ah ku-simaha Wasiirka Wasaaradda
Somalilandpost.net
Hargeysa News Desk
Somalilandpost08@gmail.com
somalilandpost@yahoo.com