Waxana wasiirku isagoo baqasi diraya uu yidhi,”wxa ay inagu soo adan xuskii 18 may iyo taarikhtii ay ka dhalatay ee fog ilaa mustacmaraddii ingiriiska ee ilaa manata joogta oo ka gadhay ilaa manta oo ay u bahantahay in ay dunida ictiraaf ka hesho,
waxan la inoga baahanyahay dhamanteen saxafadda ta dawliga ah iyo mid madax mananba,inay saxafadu sobandhigto ayaynu manta isugu nimi sida ay usoo bandhigayanna waa in ay ku tartamaan tv yadu siada ay xogaha uso kala uruursanayan,”Wasiirka wasardda war faafinta dhaqanka iyo wacayigalinta Somaliland Mr c/laahi Maxamed Daahir (CUKUSE),
Waxa kale oo u kahadlay cabasho aysameeyen shaqale katirsan idaacadda (Redio Hargesa), “inbadan oo kamidda shaqalaha waanu usamaynay waxa ay ka cabamnayaan inkalo badana waanu u wadnaa oo waxay ku jirtaa hanankii,Wasarad d ia khilafsan iyo cid muransanina majiraan halkani waa wasaradd isku duuban”,
malintii shalay ayay ahayd markii shaqale kamidda wasardda war faafinta ay sheegen in ay ka cabanayan cadalad daro lagula kacay iyo balanqayo uu wasiirku kaga baxay,Arintaasi oo uu waxaba kama jiraan ku tilamaamay wasiirku,