Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed oo at weheliyaan saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa, ayaa maanta kula gaar ah oo saxaafaddu dibad-joog ka ahayd LA yeeshay guddiga Joogtada ah we Golaha Wakiillada.
Kulankan oo muddo saacado ah qaatay, ayaa ku qabsoomay xarunta Golaha Wakiillada, kaas oo guddigu masuuliyiinta wasaaradda Xog-waraysi kala yeesheen hawlaha qaran we wasaaraddu ugu xil-saaran tahay dalka.
Markii kulanku soon dhammaaday ayay labada dhinacba warbaahinta LA hadleen, waxaanay faahfaahin ka bixiyeenย arrimaha at kulankooda kaga hadleen.
Faahfaahinta Warkan oo dhammeystiran, ka daawo muuqaalkan Hoose.