Hargeysa(SLpost)-Wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ayaa u Anbabaxay dalka itoobiya halkaas oo ay kaga qaybgali doonaan wadahadal ay dawlada Itoobiya kala leeyihiin isticmaalka dekeda Berbera iyo wadadii isku xidhi lahayd Berbera iyo Wajaale.
https://youtu.be/nKJnh8vQ9EE