Hargeysa(SLPOST)Madaxtooyada Somaliland ayaa ka jawaab celisay eedeyn ay u soo jeediyeen bahda garsoorka.
Kaas oo u dhignaa in ay xukuumadu ku hayso faragalin jawaabta xafiiska madaxweynaha ayaa timid 48-saacadood gudohood.
Warsaxaafadeedka Waxaa uu udignaa sidatan
Date: – 02/ 03/2014