WARGELIN: Jaamacadda Hargeysa iyo Habeenka SUUGAANTA

0

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha Caasimadda Hargeysa in Jaamacadda Hargeysa lagu qabanayo Munaasibad magaceedu yahay Jaamacadda Hargeysa iyo Habeenka SUUGAANTA oo lagu daadihinayo aqoon la xidhiidha afka, dhaqanka, naxwaha, suugaanta iyo ย dhiganeha CULUUMTA MAANSADA oo uu qoray Siciid Maxamuud Gahayr.. Waxa ka soo qaybgelaya abwaanno, qoraayo iyo aqoonyahanno ay ka mid yihiin:

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Maxamed Ibraahin Warsame โ€œHadraawiโ€

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Maxamed Xaaji Raabbi

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Yuusuf Cismaan Cabdulle โ€œShaacirโ€

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Axmed Shiraac

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Axmed Aw Geeddi Maxamuud โ€œDheeraadโ€

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย C/Laahi Ibraahin Xaaji Xasan

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Xasan Daahir Ismaaciil โ€œWeedhsameโ€

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed โ€œDoolโ€

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Maamulka Jaamacadda Hargeysa iyo mudan kale.

Xilligu waa 18/April/2013 maalinta Khamiista, habeenka Jimcuhu soo gelayo, goor-sheegtuna tahay 06:30 bacdal maqrib haddii Alle idmo.. Ciddii jecel inay ka qayb-gashaa ha la xidhiidho taleefannadda kala ah 4428604/4131105โ€ฆ Waad ku mahadsan tihiin dhawritaanka ballanka.