Sadexdan muwaadin ee u dhashay dalka Somaliland ooKu xidhnaa muddo ka badan afar sano jeel ku yaala xeebta musawac eeย wadanka eriteriya. 3dan muwaadan waxaa gacanta ku haya ciidamada ilaalada xeebaha wadankaas ee loo yaqaano (Xiilul baxri) .
nimankan oo mid kamid ahi ahaa ganacsade halka labada kale ay ahaayeen qaxoonti ku jira xero loo yaqaan (UMKUL)ย ooย hoostimaada hayada qaramada midoobday u qaabilsan qaxoontiga UNHCR. hadabada muwaadiniinta oo qaba jidhdil joogta ah, caafimaad daro .silic ,dayac iyo darxumo.nimankan ilaa hada maxkamad lama soo taaginย denbi ay galeen oo loo sheegay ay galena majiro.
ย sadexdan muwaadinย magacyadooda ,degaamada ay ka soo jeedaan iyo beelahay yihiin.
ย
1.Axmed Xasan faarax wuxuu u dhashay gobolka sanaag (habarjeclo Muuse abokor.)
2.Kayse maxamed ramadaan wuxuu u dhashay Bali Gubadle (Arab Reer Axmed Cabdulle).
3.Faarax Aadan Axmed oo lagu naanayso (Faarax Ilkacase ) u dhashay degaanka Qorilugud Kamid ahaan jiray Mujaahidiintii SMN. (Habar jeclo .Maxamed abokor/Soola madaw)
ย ย
Hadabad sadexdanย nin oo la lawaaayay meel ay raq ruux ku danbeeeyen mudo afar sano ah ayaa waxa u suuro gashay inay ka ย helaan xogtan qoyska axamed xasan faarax nin reer somaliland ah oo joogay eriteriya hadana jooga wadanka Canada.
ย
ugu danbayntii waxaanu ka codsanay dhamaan shacabka reer Somaliland dal iyo debadba cidii wax ka qaban karaysaa tale iyo tusaaleba inay la soo xidhiidhaan lambaradan hoos ku qoran.
ย
Sidoo kale waxay ka Codsanayaan qoyska axmed xasan faarax inay qoysaskii ay ka soo jeedeen labadan Muwaadin ee Kale ay kala ย soo xidhiidhaan lambaradan,si loosoo furdaamin lahaa ragan muwaadiniinta ah.
ย
4200414(Telesom)
4202074(Telesom)
9400435 (Somtel)