Tog-wajaale (SLpost)- Roobab mahiigaan ah oo geystay khasaare naf iyo mood isugu jirtay ayaa maanta ka daโay degmada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley.
Wararka ka imanaya xarunta ganacsiga Somaliland ee Tog-wajaale, ayaa sheegaya in ugu badnaan tiraba laba qof ku geeriyoodeen khasaare ka dhashay roobab dabaylo wata ee magaaladaas ka daโay, kaddib markii xadhkaha korontadu ku habsadeen dadkaas, halka sidoo kale roobabku khasaare u geysteen dhismayaal iyo meherado ganacsi.
Haddaba, warkan oo faahfaahsan ka daalaco muuqaalkan hoose.