Ururka SOLJA oo ka hadlay Cashuur lagu soo rogay Warbaahinta Madaxa-bannaan

0

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somalilad ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa si adag uga hadlay cashuuro ay Xukuumadu ay dul dhigtay warbaahinta madaxa banaan ee ka hawlgaasha Somaliland.