Boorama (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayer, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddi Cuqaal ah oo ka kooban 15 Xubnood oo Cuqaasha gobolkaas ku meteli doona Isku-xidhka bulshada iyo Maamulka gobolka.
HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA BADHASAABKA
SOMALILANDPOST.NET