Toos u Daawo Xuska 34-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May

0

Toos u Daawo Xuska 34-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta si weyn looga dabbaal-degay Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka.