Tirsigii Afraad (4) ee Majalladda WEEDHSAN oo ifka u soo baxay

0

Dhammaan akhristeyaasha iyo macaammiisha warbaahinta kala geddisan eeย WEEDHSAN Corporations, waxaannu ugu bushaaraynaynaa inuu ifka u soo baxay caddadkiiย Afraad (4)ย ee Majalladda WEEDHSAN, isla markaasna laga heli karo badiba maktabadaha iyo goobaha wax-akhriska ee dhulalka Soomaalidu ku nooshahay. Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh,ย contact@weedhsan.comย ama Teleefannada kala ah:ย +252 7 9111181, amaย +252 2 4160271. Mahadsanidin.