Tirada Gaadiidka ku burburay Shilalka Dhacay 3-dii bilood ee u dambeeyey

0

Taliska Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey Tirada Gaadiidka ku burburay Shilalka baabuurta ee Dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyey