Tirada Dad u geeriyooday Cudur aan la aqoonsan oo ka dilllaacay gobolka Saaxil

0

Berbera (SLpost)- Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku geeriyooday xannuun aan noociisa la aqoonsan oo ka dilaacay Deegaanno k atirsan Bariga Gobolka Saaxil.

Xannuunka dhimashada sababay ayaa ka dillaacay deeganno ay ka mid yihiin Ceeldaraad, Golmidig, Laaqdheere, Karin, Duurdhila iyo Laas-Muuse oo ku teedsan Xeebaha Bari ee gobolka Saaxil.

Sidoo kale, waxa cudurkan aan la aqoonsan noociisa ku leโ€™day ilaa kun neef oo xoolo ah.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose