TACSI Geerida ku timi Maareeyihii Wargeyska Ogaal, Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

0

tacsiWeriye-C/laahi Xuseen Darwiish

Weriye-Maxamuud Maxamed (Sarraaf)

Weriye-Cali Aadan Daahir

Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan

Weriye-C/risaaq X. Axmed (Tukubo)

Weriye-Maxamuud Axmed Cali (Xaaji)

Weriye-Maxamed Bakayle

Weriye-C/risaaq Yuusuf (Terra)

Weriye-Asma Jaamac Maxamed

Weriye-Jaabbir Siciid

Weriye-Axmed Cali Beeyo

Weriye-C/qaadir Axmed Xasanย iyo

Dhammaan weriyayaasha kale ee ka hawlgala warbaahinta kala duwan ee gobolka Sanaag waxay Tacsi Tiiaanyo leh u dirayaan Eheladii Qaraabadii Qoyskii iyo dhamaan bulshada reer Somaliland ee uu ka geeryoodeyย Maareeyihii Wargeyska Ogaalย Marxuum-C/weli Faarax Jaambiirย oo Hargeysa ku geeryoodey.

 

Waxayna Maxuumkaย ย Eebbe uga baryayaan inuu Jannadii Farduusa ka waraabiyo dhammaan Samir iyo Iimaan Eebbe ka siiyo Eheladii Qaraabadii iyo Qoyskii uu ka geeryoodey Marxuumkaasi.