Hargeysa(SLpost-ciyaaraha) Tababaraha kooxda wadankaasi spain ka dhisan ee barcelona luis enrique ayaa shaaciyey inuu ka tagi doona kooxda barcelona ย dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaanu sidaa ku sheegay shir jaari’id oo uu qaabtay habeenkii xalay ahaa.
tababare luis ayaan sheegin kooxdu tagi doono balse wuxuu ku tibaaxay inuu sii wadi doono ย shaqadiisa tababarinmo