Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maalinta 6aad ee Ololihiisa oo maanta ku beegnayd, waxa uu Dhoolo-tus Ballaadhan Ku Soo Bandhigay Magaalooyinka Gabiley Wajaale, Arabsiyo, Allaybaday, iyadoo taageerayaasha Xisbiga oo isugu soo baxay magaaladaas ay Khudbado u jeediyeen Masuuliyiin Xisbiga ee Heer Gobol ilaa Heer Qaran.
Haddaba Muuqaalkan hoose wax uu koobsanayaa Warbixin laga diyaariyey Isu-soo-baxa taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee magaalooyinkaas.