Suldaanka Guud Ee Beelaha Badhan Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0

Hargeysa(SLpost)-Suldaanka guud ee beelaha badhan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa kadib markuu uu ka soo kicitimay deegaanda Sanaag.