Somaliland: Xukuumadda Kulmiye oo Dhoolatus Farriin Siyaasadeed Huwan ku Soo Bandhigay Gobolka Hawd

0

Baligubadle (SLpost)- Magaalada Balligubadle ee xarunta gobolka Hawd waxa maanta ku qabsoontay xaflad ballaadhan oo bulshada magaalada ku soo dhaweynayaan wasiirka Cusub ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Cabdiqaadir Iimaan Warsame, waxaana munaasibadda ka qayb-galay wasiirro ka tirsan xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Wasiirrada Munaasibadda ka hadlay waxa ay ka sinnaayeen inay bulshada gobolka Hawd u sheegaan farriin ah inay muujiyaan midnimo iyo isku-tiirsanaan si looga midho dhalinayo danaha siyaasadeed iyo horumarka bulshada.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Hadallada ay Wasiirradu ka jeediyeen Munaasibadda.