Natiijada rasmiga ah ee codbixiyayaasha ka qaybgeli doona doorashada Madaxtooyada Somaliland oo u kala shaxaysan lixda gobol ee dalka iyo degmooyinka hoos yimaada, waxay u dhigan tahay sidan:
Hargeysaย = 231,875 (laba boqol iyo kow iyo soddon kun, siddeed boqol iyo shan iyo toddobaatan)
Gabileyย = 87,357 (toddoba iyo siddeetan kun, saddex boqol iyo toddoba iyo konton)
Balligubadleย = 18,720 (siddeed iyo toban kun, toddoba boqol iyo labaatan)
Sallaxlayย = 23,547 (saddex iyo labaatan kun, shan boqol iyo toddoba iyo afartan)
Burcoย = 178,612 (boqol iyo toddoba iyo siddeetan kun, lix boqol iyo laba iyo toban)
Buhodleย = 15,511 (shan iyo toban kun, shan boqol iyo kow iyo toban)
Oodweyneย = 49,097 (sagaal iyo afartan kun iyo toddoba iyo sagaashan) .
Bakiย = 24,772 (afar iyo labaatan kun, toddoba boqol iyo laba iyo toddobaatan)
Lughayaย = 12,894 (laba iyo toban kun, siddeed boqol iyo afar iyo sagaashan)
Saylacย = 26,070 (lix iyo labaatan kun iyo toddobaatan)
Booramaย = 113180 (boqol iyo saddex iyo toban kun, boqol iyo siddeetan)
Gobolkaย SOOL
Caynabaย = 49,923 (sagaal iyo afartan kun, sagaal boqol iyo saddex iyo labaatan)
Lascanodย = 43,050 (saddex iyo afartan kun iyo konton)
Xudunย = 5,340 (shan kun, saddex boqol iyo afartan)
Badhanย = 8,350 (siddeed kun, saddex boqol iyo konton)
Celafweynย = 34,916 (afar iyo soddon kun, sagaal boqol iyo lix iyo toban)
Ceerigaaboย = 74,462 (afar iyo toddobaatan kun, afar boqol iyo laba iyo lixdan)
Dhaharย = 7,791 (toddoba kun, toddoba qobol iyo kow iyo sagaashan)
Gar-adagย = 20,850 (labaatan kun, siddeed boqol iyo konton)
Berberaย = 30,958 (soddon kun, sagaal boqol iyo siddeed iyo kotan)
Sheekhย = 12,138 (laba iyo toban kun, boqol iyo siddeed iyo sodon)