Hargeysa (SLpost)- Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa su’aalo laga weydiiyey sida ay u arkaan iyo natiijada uga soo baxday khudbad-sannadeedka Dastuuriga ah ee madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi shalay ka hor jeediyey Goleyaasha Baarlamaanka.
Weriyd Samaale Karinle oo ka tirsan warbaahinta ArabsiyoNews oo faras-magaalaha Hargeysa kula kulmay qaybo ka mid ah shacabka caasimadda, waxa uu dadweynaha su’aalay sida ay aragti ahaan uga fal-celinayaan khudbadda madaxweynaha iyo Qodobbada uu kaga hadlay.
Muuqaalka Hoose kaga Bogo qaabka ay Shacabka Hargeysa uga fal-celiyeen Khudbadda Madaxweynaha
Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net