Somaliland: Safiirka JSL ee dalka Kenya oo Kulan la Qaatay Arday & Jaaliyadda. [Muuqaal]

0

Nayroobi- SLpost- Amb Baashe Cawil Cumar,  Safiirka JSL ee dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ardayda wax ka barta magaalada Nayroobi iyo Jaaliyada ka soo jeeda Somaliland ee degan magaalada Nayroobi.

https://youtu.be/cGBHlwqce54