Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horreysay ka hirgelinaysa dalka diiwaan-gelin lagu samaynayo dadka Geeriyooda ka hor inta aan la aasin iyo carruurta dhalata, taas oo ujeeddeedu tahay in lagu jaan-gooyo adeegyada bulshada ee loo baahan yahay iyo sidii loo socon lahaa tira-koobka guud ee dalka.
Qorshahanย oo qayb ka ah Diiwaan-gelinta Guud ee loo muddeeyey inay dalka ka qabsoonto bishan May, waxa fulinaysa Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo kaashanaysa hayโado Caalami ah iyo ururro Maxalli ah oo dalka gudihiisa ka hawl-gala.
HALKAN KA DHEGAYSO
SOMALILANDPOST.NET