Somaliland oo ka hadashay Hub lagu qabtay Xuduudka ay la wadaagto Ethiopia

0

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan X. Axmed (Indho-balac), ayaa ka hadlay rasaas dhawaan lagu qabtay magaalada Tog-wajaale ee xuduudka u dhexeeya Somaliand iyo Itoobiya.