SOLNAP oo abaalmarinno Guddoonsiiyey Shaqsiyaad Kala Duwan oo wax-qabadkooda lagu maamuusay

0

Hargeysa (SLpost)-Ururka SOLNAP ayaa maanta abaalmarinno guddoonsiiyey shaqsiyaad isugu jira masuuliyiin Dowladeed, ganacsato, abwaanniin iyo qaar kale ka kala tirsan qaybaha bulshada rayidka ah.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE