Siyaasigee ayaad ku dayataa?waa suaal lay soo waydiiyay markaan waxaan ka fikiray ma Somaliland mise aduunyadoo dhan dabateedo kuwa Somaliland ayaan midba inka soo qaatay ilaalinta hantida qaranka Maxamed Xaashi qabyalad laโaanta Cabdilaahi Maxamed Ducaale dhoolayare, cibaadad Sheekh Khaliil dulqaadka Daahir Riyaale runta Faysal Cali Waraabe, cadho la aanta iyo farxad iyo diplamacyada Cabdiraxmaan Ciro halganka Xasan Ciise Jaamac deeqada ilahay how naxariistee marxuun Cigaal hanka iyo dooda Prof Axmed ismaal Samater hal adayga iyo gabasho la aanta Xaglotoosiye la kulanka dadka iyo qaabilaada ambasdor Cawil, daacadnimada Dr. Xuseen Xoog odaynimada Xaaji Cabdi, Muuse Biixi iyo Siilaanyo wax aan ka qaato waan garan waayay.