Shirkadda Adeegga Sharci ee TAWFIIQ oo Bulshada Danyarta ah ka Caawinaysa Dacwadaha Maxkamadaha

0

 

Hargeysa (SLpost)- Maamulka shirkadaย  adeegyada sharciga ee Tawfiiq Law Firm oo Bulshada u qabata adeegyada kala duwan ee Dhinaca Sharciga ayaa Shacabka Somaliland ugu Bushaaraysay inay ka Caawin doonaan Dhamaanba Talooyinka Sharci iyo Difaacida dhinabayaasha dacwadaha kala duwan uga socodaan Maxkamadaha dalka,

Madaxa Xafiiska Tawfiiq Law Firm oo la Hadlay Warbaahintaย  Cigaal cismaan Xassan Almis Ayaa Sheegay Inay Sidoo Kale ka xafiis ahaan Aaney u shaqayn uun kaliya dadka lacagta haysta balse dadka danyarta ay ugu talo galeen Qareeno iyo Sharci yaqaano si lacag laโ€™aan ah ama Mutadawacnimo ah ugu Adeega Maalmaha Khamiista Kuwaas oo ugu diyaara xafiiska Ay Shirkada Tawfiiq Ku Leedahay Agagaarka Maxkamada Gobolka Hargeisa.

https://www.youtube.com/watch?v=yZrD2iamYJE&feature=emb_title