Hargeysa, (SLpost)- Wiilka uu sodogga u yahay Madaxweyne Siilaanyo ee uu Safiirka shilis ee dalka Imaaraadka Carabta dhawaan u magacaabay Baashe Cawil Cumar ayaa si caadifad muxaafidnimo iyo Siilaanyo difaac ah loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa.