Sadex iyo Sedexankoodii Siilaanyaa Tobneeyey Waa Qormooyin cusub oo bilaabmayaa

0
206011_181823751884078_932148_nSadex iyo Sedexankoodii Siilaanyaa Tobneeyey
ย  Ismadoorin gaalkaan direy iyo daarta kii galaye
ย  Ismaan odhan diintu weykareysan gaalkii hore mooyee wey udarsandoontaa
ย  Madhurwaagii horaanย  dhurwaa kale ku badalaa
waa qormooyin aan kaga hadlidoono dhinacyo badan oo ah dhibaatooyika dalka kajira anoo wareysiyo badan ka qaadey qaar kamid ah mujaahudiintii SNM iyo siyaasiin reer somaliland ah waxaanaan insha allaahu ka hadlidoonaa madaxweyna yaashii somaliland somarey iyo ilaa hada xukuumadan siilaanyo waxa ay ku kala duwanyiin wax tarkooda iyo wax yeeladoodaba.,iyo isbadalka wasaaarada warfaafinta iyo wacyi galinta wax yaabaa kusoo kordhey tan iyo markii ay xukuumada siilaanyo wadanka lawareegtey ilaa maanta xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta iskana dhaga tirayaan
madaxdu sababtuna tahey madaxtooyada oo iyadu ah halka looga arimiyo wasaarada .
hadii aan inyar bal idiin sharaxo ciwaanka maqaaladan ama qormooyinkeenan oo ah
Sadex iyo Sedexankoodii Siilaanyaa Tobneeyey
dusha ayaan idiinka taabanayaaย 
1_ sadex madaxweyne siilaanyo waa ku caan
2_ sadex na ย waa u dhaqan
3_sadexna kama maarmo
waxaana sagaal kaa ku tobana madax weyne siilaanyo
waxaad iga sugtaanba waa qormooyin isdaba jooga ย waxaanan bilaabi doonaa hadii alle yidhaa bishan inagu soo aadan horaanteeda
waana xaqiiqo aan aad usoo baadhey...

 liibaan fagadhe
  london
    uk
xajilibaan@hotmail.co.uk