Hargeysa (SLpost)- Allaah ha u naxariistee saddex nin oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL ee Somaliland, ayaa maanta ku geeriyooday deegaanka Xabaalo-Tumaalo oo ah Tuulada u xigta magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ka dib markii uu la goโay Taawar ay rabeen inay furaan.
Gudoomiyaha Shirkadda Somtel Mudane Jaamac Xaaji Maxamoud Cigaalย waxa uu Tacsi Tiiraanyo leh u diyaraa Dhamaan Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaanba Shaqaalaha Somtel Ee Ay ka baxeen Marxuumiinta Kala ah:-
1.ย ย ย ย ย Marxuum Deeq Siciid Cismaan
2.ย ย ย ย ย Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe
3.ย ย ย ย ย Marxuum Axmed Nuur Cali
Oo ku Geeriyooday Shil-Taawar Oo ka dhacay Deegaan-ka Xabaalo Tumaalo Oo u dhaw Magaalada Berbera, Innaali laahi wa innaa ilahayhi raajicuun.
Gudoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa Marxuumiintaas Inuu Jannatul fardawsa Ka waraabiyo dhamaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahan Shaqaalaha Somtel Ee ay ka baxeena Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
ููููู ููููุณู ุฐูุขุฆูููุฉู ุงููู ูููุชู ููุฅููููู ูุง ุชูููููููููู ุฃูุฌููุฑูููู ู ููููู ู ุงููููููุงู ูุฉู ููู ูู ุฒูุญูุฒูุญู ุนููู ุงููููุงุฑู ููุฃูุฏูุฎููู ุงููุฌููููุฉู ููููุฏู ููุงุฒู ููู ุง ุงููุญูููุงุฉู ุงูุฏููููููุง ุฅููุงูู ู ูุชูุงุนู ุงููุบูุฑููุฑู (185)
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
Khadar Abdirahman Abdilahi
Public relation & Media
Mobile :+ 79002222
Hargeisa, Somaliland.