Berbera(SLpost)โ Maareeye Xigeenka dekeda Berbera ayaa konteenar qalab caafimaad oo soo direen Jaaliyadda Somaliland ee dalka Sweden, ku wareejiyey maamulka caafimaadka ee gobolka Saaxil.
Hay’ad jaaliyaddu u kaashatay gaadhsiinta qalabkan caafimaad oo uu xidhiidhiye ka ahaa Xusseen Wadaadyare ayaa suurtagelisay in qalabkan caafimaad gaadho dekeda magaaladda Berbera.
Warka qaabilada qalabka caafimaad ee masuuliyiinta gobolka ayaa waxa uu u dhacay sidan ee daawasho haboon: