Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Ogaal, Marwo Rooda Cabdi Muuse, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta Gobolkaas.
Rooda Cabdi Muuse oo meel fagaare ah kala hadashay boqolaal ka mid ah shacabka Gabiley oo soo dhaweeyey, waxa ay ku durtay wax-ka-beddelka xeerarka doorashooyinka ee Golaha Wakiilladu dhawaan meel mariyey.
Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Dulucda hadalka marwo Rooda Cabdi Muuse