
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Md Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka sheekeeyey Munaasibad sannadkii 2007 xilka loogu wareejinayey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumaddii Rayaale, ย Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo xilka ku wareejinayey ย Wasiirkii ka dambeeyeyย Axmed Xaaji Daahir.
Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in Munaasibaddaas xil-wareejinta ee Wakhtigaas lagula kala wareegay Koonteennar lagu sheegay inay ku jirto Idaacad Weyn oo xukuumaddii wakhtigaasi ballan-qaaday, balse markii dambe ballan-qaadkaasi dhicisoobay.
Halkan ka dhegayso Khudbaddii Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax
SOMALILANDPOST.NET
webmaster@somalilandpost.net