Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha Afka Soomaaliga oo xarunteeda Koowaad tahay magaalada Hargeysa.
Diyaarinta Barnaamijkan waxa Iska Kaashaday Free Press Unlimited iyo Radio Hirad, waxaana Idiin fududaysay Shabakaddan Somalilandpost.net oo wada-shaqayn ka dhaxayso.