Waxa aanu maanta halkan idinku soo gudbinaynaa Cajaladdii labaad ee Taariikhda Asxaabihii Qaaliga ahaa, Saaxiibkii Koowaad ee Nebiga (NNKHA), Khaliifkii Koowaad ee Islaamka Abubakar Saddiiq (RC). Waxa Soo jeedinaya Sheekh Aadan X. Maxamuud (Aadan-Siiro). Dhegaysi Habboon.