Qareenno soo bandhigay gal-daloolooyin ka muuqda Xeerka Kufsiga

0

Garyaqaanno ka tirsan Ururka Qareennada madaxa-bannaan ee Somaliland ee SOLA, ayaa ka horyimi, isla markaana Sharci-darro iyo Xad-gudub Diimeed ku tilmaamay Qodobbo ku jira Xeerka Kufsiga Somaliland.