Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay Inay Racfaan ka Qaateen Xukun Ay ku Riday Maxkamada Gobolka M/Jeex iyo Marxaladii Ay Dacwaddu soo martay oo uu ka warbixiyeyย 

0

Hargeysa (SLpost)- Qareenkaย gaar ah ee Dugsiyada Nuuradiin, ayaa War Murtiyeed uu maanta soo saaray kaga hadlay xukun dhawaan dhawaan ka soo baxay maxkamada Gobolka Maroodi jeexย  kaas oo laba macalin oo iskuulka wax ka dhigi jiray loogu xukumay in magdhow lasiiyo.

 

War murtiyeedka kasoo baxay Xafiiskaย Sharci-yaqaanka gaar ah eeย Dugsiyada Nuuradiin ayaa lagu sheegay in Noradin Schools racfaan ka qaadatay xukunkaasi, isagoo garyaqaanku sharci daro ku tilmaamay xukunka.

 

Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Garyaqan Xuseen Maxamuud Fadalย waxa uu dhinaca kaleย faah faahin ka bixiyay marxaladihii ay soo martay dacwada udhaxaysaย Dugsiyadaย Nuuradiin iyo labada macalin.

 

HALKAN HOOSE KAGA BOGO FAAHFAAHINTA WARKAN