Muqdisho ( SLpost) qarax xoogan ayaa oo sababay dhimasho iyo dhawac ayaa goor dhawayd ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kaas oo la sheegay sheegay in nin walxaha qaraxa isku soo xidhay uu isku qarxiyay Ciidamo ka tirsanaa ilaalada Guriga Raβisal Wasaaraha oo ku sugnaa Inta u dhexeysa Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya iyo Guriga Raβisal Wasaare Saacid oo ku yaalla Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
qaraxan ayaa dhacey goordhaweyd kadib markii warar aan sal iyo raad toona laheyn lagu sheegey inay argagixisadii somaliya isugu biya shubatey buuraha golis ee somaliland taasi oo Β jawaab u aheyd hadalkii wasiirka arimaha dibada ee soomaliya iyo ergeyga qaramada midoobey uqaabilsan somaliya kasoo yeedhey.
ilaa hadan lama xaqiijin dhaawaca iyo dhimashada.