Somali News Qaar Ka Mid Ah Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti Oo Qaadacay Doorashada La Rabo Inay Dalkaas Ka Qabsoonto Dhaliilana U Jeediyay Xukuumadda Jabuuti By ht - February 1, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Jabuuti(SLpost)-Qaar ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee jabuuti ayaa qaadacay doorashada la rabo inay dhawaan ka dhacdo dalkaas, waxaanay eedaymo u jeediyeen xukuumada oo jabuuti oo ay sheegeen inay isticmaalayso awood.