Somali News Prof.Axmed Ismaaciil Samatar Oo ka Hadlay Hadii Uu Somaliland Madax Ka Noqdo Waxyaabaha Uu Qaban Lahaa By ht - September 20, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(SLpost)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la’la yeeshay kaga warmay hadii uu Somaliland madax ka noqdo waxyaabaha uu xooga saari lahaa wax ka qabashadooda iyo waxyaabaha uu ku soo kordhin lahaa.