OGEYSIIS: Xaflada Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Seattle

0

MUUSEWaxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Jaaliyada Β Reer Somaliland eeΒ Ku nool Gobolka Washington. In Gudoomiyaha xisbiga kulmiyaΒ Muj. Muuse Biixi Cabdi. Uu imanayo Magaalada Seattle, WA.

Halkaasna uu Kula Kulmi Doona Jaaliyada Reer Somaliland. Goobta Xafladu ka dhacaysa waa Tukwila Community Center.

Taariikh: June-01-2013

Wakhtiga: 7-30 PM – 1:00 AM

Tukwila Community Center

12424 42nd Ave S

Tukwila WA 98168

Β 

Wixii Faahfaahin Dheeraad ah Fadlan kala Soo Xidhiidh

Khadar Barabiyaan:206-861-2116

Mohamed Ali : Β 206-307-7155