OGEYSIIS Muhiim Ah:-Soo Dhawaynta Musaraxa madaxweynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali

0

Waxaanu Ogaysiinaynaa Dhamaan Dadwaynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadamada Scandinavianka

ย Gaar ahaan Swedn:- ย In Uu ย ย Musharaxa Madaxwaynahaย eeย Xisbiga UCID, Mudane,ย Jamaal Cali Xusseenโ€ขย Booqasho Rasmi Ah Ku Iman Doono Wadanka Sweden Maaalinta Khamiistaย ย 9/26/2013.

ย 
ย Maalinta Khamiistaย 9/26/2013ย Saacadu Markay Tahay 18:00 Amaย 6 PM Waxa Uu La Hadli Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Stockholm Iyo Hareeraheed.
ย 
Maalinta Jimcaha ย 9/27/2013ย Saacadu Markay Tahay 19:00 Ama 7ย PM Waxa Uuย La Kulimi Doonaa Xubnaha Iyo Taageerayaashaย Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelkaย UCID.
ย 

Maalinta Sabtida ย 9/28ย /2013ย Saacadu Markay Tahay 18:00 Amaย 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa ย Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Sweden Gaar Ahaan Magaalada Jรถnkรถping ย Iyo Hareeraheed Iyo Cidii Soo Gaadhi Karta.

ย 
Maalinta Isniinta ย 9/30/2013ย Saacadu Markay Tahay 11:00 Ama 11ย AM Waxa Uuย La Kulimi Doonaa Xisbiga Social-democractic-partyga Laantiisa Magaalada Jรถnkรถping.
Halkaas Oo U Ku Dhageysan Doono War Bixino.
ย 
Maalintaย Isniinta ย 9/30/2013ย Saacadu Markay Tahay 13:00 Ama 1ย ย PMย Waxa Mudane Musharaxย Jamaal Cali Xusseen Jeedinย Qudbad Aad U Dheer Oo Ayย Dhageysan Doonaan Ilaa ย 120-150ย  Qof Oo Swedish Ah Oo U Badan Masuuliyiin SarSare.
ย 
Maalinta Salaasadaย ย 10/01/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholmย KuLa Kulmi Doonaa Xubno Ka Socda Baarlamaanka Wadanka Swedn.
ย 

5- ย  Maalinta Arbacada ย 10/02/2013ย Saacadu Markay Tahay 18:00 Amaย 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa ย Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Ku Nool Koonfuta Sweden Skรฅne , Kulankuna Waxa Uu Ka dhici Doonaa ย Magaalada Maalmรถย 


Maalinta Arbacadaย ย 10/02/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholmย KuLa Kulmi Doonaaย Xisbiga Social Democractic Party ga Qaybta ย Arimaha Dibadda.
ย 
Maalinta Khamiistaย ย 10/03/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholmย KuLa Kulmi Doonaa Saraakiil ka Socda Hayada Deeq Bixinย SIDA.ย ย 
ย 
Ka soo qayb Gal wanaagsan:-


Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Guddida Qaban Qaabada.

Xildhibaan Ifrax Cali Kirix ย  ย  ย Tel: 0735528083

Dr Ibraahim Cali Kirix Guddoomiyaha Sweden Ee Xibiga UCID.07031888406

Sitiin Muumin Roobleh. Guddoomiyaha Stockholm Ee Xibiga UCID.0737274442

Saynab Caliย Guddoomiyaha G/Haweenka Sweden Ee Xibiga UCID. 0736276316
ย 
ย 
Faisal Cadamiย 
UCID-Media Group
Stockholm