Waxaa xisbiga cadaalada iyo dalyeelย (UCID) ย ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan UK in xaflad balaadhan oo ah mid idhaweydba la sugaayey lagu qaban doona Millennium Hotel, maalinta sabtida ee bisha May tahay 11 2013.
Xafladan oo ah mid loogu tallogalay inay ka soo qaybgalaan dhamaan dad weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska iyo qaalada yuruba iyo weliba North America.
Waxaa xafladaย lagu soo dhaweynayaa madaxda xisbiga oo dhawaan ka soo kicitimidoona dalkii (Somaliland) hooyo iyo North America. Waftidan waxaa hogaaminaaya gudoomiyaha xisbiga Eng: FAYSAL ALI HUSSEIN iyo Musharaxaย madaxweyne ee xisbiga JAMAAL ALI HUSSEIN.ย Waxaa iyana ka soo qayb gelidoona Madaxdii Yurub iyo UK. Waxa kale oo xafladan ka soo qayb galaya Odoyaal, Aqoonyahano, Abwaano,Ururada bulshada, iyo Marti Sharaf Kale oo Badan oo ka socota Xisbiyada Somaliland iyo Fanaanintaba.
Mar kale dhamaan umada reer Soomaliland ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska, gaar ahaan taageeroyaasha xisbiga iyo inta danaysa siyaada waxaan ka coddsanyaa inay ka soo qayb galaan xaflada…
Date: ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 11/05/2013
Time: ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 6pm-12AM
Goobta: ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 4-18 Harrington Gardens
London, SW7 4LH
United Kingdom
Train/Tube: ย ย ย ย ย ย Piccadilly line & District Line
Station: ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Gloucester Road
Road:ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย A4 Cromwell Road
Waxii faahfaahin fadlan la soo xidhiidh telefoonada hoose:
T. +44 (0) 7958348864
T. +44 (0) 7507691986
T. +44 (0) 7534915028
T. +44 (0) 7958045250
Guul iyo Gobanimo.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID UK