(Somaliland Diaspora Agency) – Hayโaddaย Somaliland Business Fund ee fulinaysa mashruucaย deeqaha maalgashiga ganacsiga Somalilandย ย waxay ku wargelinaysaa dhammaanย jaaliyadaha Somaliland eeย Woqooyiga America gaar ahaan ย ย magaalooyinka Toronto iyoย Ottawaย ee dalka Canada iyo magaalooyinka ย Columbus, Ohio, Minneapolis iyoย Minnesota carriga dalka Maraykankaย inay ka soo qaybgalaan wareegga labaad (Round2) eeย deeqaha yaryar iyo kuwa waaweyn ee maalgashig ganacsiga Somaliland.
Hayโadda SBF waxay u qabanaysaa kulamo wargelineedย jaalliyadaha Somaliland ee dhamaan magaalooyinka kor ku xusan ku dhaqan ee danaynaya inayย ka qaybgalaan oo ay codsadaan ย deeqaha mashaariicda maalgashiga ganacsigaย Somaliland ee wareegga labaad ee Bangiga Adduunku maalgelinayo.
Sida la ogyahay qurbajoogga Somaliland waxay ku leeyihiin doorย firfircoon maalgashiga ganacsigguuza, dhismaha waaxda gaarka ah iyo horumarka guud ee dalka Somaliland.
Muwaadin ka fikirย inaad codsato deeqahan maalgashi ย adigoo kaashanayaย SBF iyo World Bank-ka ย oo aad hirgeliso ganacsiย waxtar leh oo dalka looga baahanyahay (Innovative business idea), laguna abuuri karo fursado shaqooyin oo badan ama sii horumariso ganacsi aad hore uga abuurtayย dalkaaga Somaliland.
Qaybaha ganacsiย la maalgelinayo waxa ka mid ah waxsoosaarka beeraha, kalluumaysiga, beeyada, tamarta, xoolaha, waxbarashada, adeegyada bulshada iwm
Ka qaybgal kulamada wargelinta ah ee magaalooyinka kala duwan ee Woqooyiga America ka dhacayaย sida jadwalka hoos ku qoran ay hayโadda SBF u dhigtay.
Faahfaahin dheeraada ka akhrisoย ย www.somalilandbusinessfund.com
amaย www.somalilanddiaspora.org
Sidoo kale,ย faahfaahinta ku saabsan qabanqaabada kulamada wargelinta ah ee SBF ku qabanayso magaalooyinka jadwalka halkan hoose ย ku xusan, waxad waxka waydiin kartaan haddii aad u baahataan, ย Sahra Hassan ย sahrao.hassan@yahoo.comย ,ย Somalilandย Business Fund Office,ย Hargeisa
Please comeย ย up with innovative business idea and enter for inย investing your country of origin.
Hassan Ahmed Yusuf
Somaliland Diaspora Agency
Tel:ย ย 4081527
Email:ย ย hassanafgaab@gmail.com
Hargeisa, Somaliland
HALKAN KA AKHRISO ย JADLKA KULAMADA OO DHAMAYSTIRAN:
The World Bank Somprep II Program, and Somaliland Business Fund (SBF)
Round 2 Outreach Events in North America – Toronto, Ottawa (Canada); Columbus, Ohio and Minneapolis, Minnesota, USA
The SBF is offering a second Call for Proposals for Grant Funding:
June 21 to August 10, 2013.
Outreach events will be held as follows:
City |
Date |
venue |
Times (from โ to) |
ย Toronto, Canada |
ย Wed 5thย June |
Delta Toronto East 2035 Kennedy Road, Toronto, Ontario M1T 3G2 |
ย 7pm-10pm |
ย Ottawa, Canada |
ย Thurs 6thย June |
Sheraton Ottawa Hotel 150 Albert Street, Ottawa, ON K1P 5G2 |
ย 6pm-9pm |
ย Columbus, USA |
ย Fri. ย 7thย June |
Hyatt Regency Columbus 350 North High Street Columbus, Ohio, USA, 43215 |
ย 6pm-9pm |
ย Minneapolis, USA |
ย Sat. 8thย June |
THE MARQUETTE HOTEL 710 Marquette Avenue Minneapolis, MN 55402-2368 |
ย 12pm-3pm |
Please pass this information to any Somaliland Diaspora (investor groups, business men/women) who are serious about investing in new and existing businesses in Somaliland. You can also go the Somaliland Business Fund website for more information,ย http://somalilandbusinessfund.
ย
Your participation is highly appreciated.